Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Joe Biden iyo La-tacaalidda COVID-19


Waxaa kor u sii socota tirada dadka uu ku dhacayo xanuunka COVID-19 dunida, iyadoo gaartay 93 milyan oo qof, halka 2 milyan ay u dhinteen.

Mareykanka ayaa weli ah dalka ugu badan oo waxaa uu xanuunka ku dhacay 23 milyan oo qof, dhimashaduna waxay ku dhowdahay 400 oo kun oo qof.

Warbixin uu ka qoray Fern Robinson oo ka tirsan xafiiska warqabadka ee VOAda waxaa inoo soo koobaya Nuur Xassan Nuur.

Dhageyso Wararka COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00


XS
SM
MD
LG