Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay siyaasadda Ethiopia ee Soomaaliya


Mustafe Omar
Mustafe Omar

Madaxweynaha gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegaya in isbaddelka ka dhacay Ethiopia uu deeggaanka Soomaalida u horseeday, badhaadhe iyo xorriyad ballaadhan.

Mustafe oo wareysi gaar ah siiyey VOA ayaa sheegay in xisbiga Barwaaqo ee haya tallada Ethiopia uu guul ka gaari doono doorashooyinka ka dhacaya dalkaasi bartamaha sannadkan.

Mustafe ayaa dhinaca kale sheegay in aanay jirin wax faragelin ah oo dowladda Ethiopia ay haatan ku hayso dalka Soomaaliya, inkasta oo uu qiray in dowladihii hore ee Ethiopia ay si weyn faraha ugula jireen arrimaha Soomaaliya.

Weriyaha Cabdiweli Cabdi Maxamed ayaa warbixintan ka soo diray Jigjiga.

Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay siyaasadda Ethiopia ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00



XS
SM
MD
LG