Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Mike Pompeo ayaa toddobaadkan soo booqday xarunta Voice of America oo ku taalla meel u dhow Aqalka Congaress-ka.
Booqashadan ayaa timid xilli maalmo un ay ka harsan tahay dhammaadka muddo-xileedka dawladda Madaxweyne Donald Trump. Cindy Sane ayaa warbixintan noo diyaarisay, waxaa soo jeedinaya Nuur Bukhaari.
Facebook Forum