Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah Soomaalida Canada oo dhibaatooyin wajahaya


Soomaalida ku nool magaalooyinka yaryar ee Canada ayaa si lamid ah kuwa deggen magaalooyinka waaweyn waxaa saameeyay xanuunka COVID-19 oo dalkaasi kusii badanaya.

Magaalada Red Deer oo dhacda bartamaha gobolka Alberta ee dalka Canada waxaa ku nool Soomaali qaarkood ku cusub magaalada, kuwaasoo kamid ah bulshooyinka uu saameeyay xanuunka.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa qadka taleefanka ee magaalada Red Deer ku wareystay Cabdulqaadir Guuleed oo u dooda xuquuqda shaqaalaha ee gobolka Alberta, ahna tifaftiraha mareegta Somali Dispatch oo arrimaha soomaalida ka hadasha.

Xuseen ayaa ugu horeyn weydiiyey ugu horrey waydiiyay sida Soomaalida deggen magaaladaasi uu u saameeyay xanuunku.

Qaar ka mid ah Soomaalida Canada oo dhibaatooyin wajahaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


XS
SM
MD
LG