Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Nur Otan oo ku guuleystay doorashadii Kazakhstan


Nursultan, capital of Kazakhstan
Nursultan, capital of Kazakhstan

Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday doorashadi baarlamaaniga aheyd ee shalay ka dhacay dalka Kazakhstan ayaa muujineysa, in si aqlabiyad leh uu doorashada ugu guuleystay xisbiga talada haya ee Nur Otan.

Xisbigaan oo uu hogaamiyo madaxweynihi muddada dheer soo xakumayay Kazakhstan Nursultan Nazarbayev, ayaa marki horaba loo saadaalinayay in ay guul weyn ka keeni doonaan, kaddib marki ay mucaaradka qaadaceen doorashada.

Korjoogayaasha doorashada ee ka socday dalalka galbeedka ayaa sheegay in doorashada ay aheyd mid aanan lagu tartamin.

Xisbiga Nur Otan ayaa lagu wadaa in uu doorashada ka helo boqolkiiba 71 codadka ay dhiibteen shacabka dalkaasi Kazakhstan.

XS
SM
MD
LG