QAAHIRA —
Shirka dowladaha Masar, Suudan iyo Ethiopia ayaa mar kale galay xaalad cakiran kadib markii ay gaari waayeen hesiish ku aadan Xiisadda Biyo-xireenka webiga Nile.
Biyo-xireenka oo ay dhiseyso Ethiopia, ayaa Masar iyo Sudan waxay u arkaan halis amnio o ay wajahayaan dadkooda ayaga oo rumeysan inuu yareyn doono biyaha kasoo gaaro webiga.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qaahira kasoo diray wariyaheena Xuseen Saxnuuni.