Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macallimiin Yari ka Jirta Iskuullada Dhadhaab


.
.

Kumaan arday ah oo dhiganayay iskuulda xaraya qaxootiga Dadaab ayaa wajahaya macalimiin yaraan kadib markii haya’dihii gacanta ku heyn jiray macalimiinta iyo waxbarashda xeryaha ay hoos u dhigeen tirada macalimiinta.

Ardayda wax ka barta iskuulada dhadhaab iyo qaar ka mid ah waalidiinta ayaa maanta halkaasi ka oogay banaan bax ay ku dalbanayeen in macalimiinta loo soo kordhiyo.

Wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Gaarisa.

Dhageyso Warbixinta Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG