Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee madaxda caalamka uga fal-celiyeen qabsashadii xarunta Congress-ka?


Nin ka mid ah taageerayaasha Donald Trump oo dhex fadhiya xafiiska afhayeenka Congress-ka, Nancy Pelosi
Nin ka mid ah taageerayaasha Donald Trump oo dhex fadhiya xafiiska afhayeenka Congress-ka, Nancy Pelosi

Kumannaan ka mid ah taageerayaasha madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay xoog ku galay, muddo saacado ahna ku sugnaa gudaha xarunta Congaress-ka Mareykanka ee Capitol Hill ee magaalada Washington D.C.

Taageerayaasha Trump ayaa dardaray biro iyo dhagxaan iyo ciidamo booliska ah oo lagu wareejiyay dhismaha Capitol Hill, xilli xarunta uu ka socday fadhi ay u dhammaayeen labada Aqal ee Golaha Congress-ka, kaasi oo lagu ansixinayey guushii Joe Biden ee doorashada.

Qaar ka mid ah madaxda dunida ayaa ka falceliyey, islamarkaana cambaareeyay qulqulatooyinkan.

Falastiin Axmed Iman ayaa diyaarisay warbixintan.

Sidee madaxda caalamka uga fal-celiyeen qabsashadii xarunta Congress-ka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00



XS
SM
MD
LG