Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amiirka dalka Qatar oo tagay Sacuudi Carabiya


Amiirka Qatar

Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa tagay dalka Sucuudiga saacado yar un kadib markii labada waddan ay ku heshiiyeen inay isku furaan xuduudaha dhulka, cirka iyo badda oo xirnaa muddo ka badan 3 sano oo khilaafkoodu cirka isku shareeray.

Dhaxal-sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ku soo dhoweeyey Amiirka magaalo ku taalla dhinaca waqooyi Galbeed ee Sucuudiga oo uu ka dhacayo shirka waddamada gacanka.

Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan kasoo diray Qaahira.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG