Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iskuullada Kenya oo maanta dib loo furay


Kenya School
Kenya School

Qeybtii ugu dabaysay ee dugsiyada waxbarashada dalka Kenya ayaa maanta dib loo furay, kadib markii sagaalkii bil ee lasoo dhaafay ay u xirnaayeen dhibaatada cudurka Coronavirus.

Arrintaan ayaa ka dhigaysay in guud ahaan xarumaha waxbarashada ee dalka Kenya ay hadda si rasmi ah u wada furan yihiin.

12-kii bishii October ee sanadkii hore ayay ahayd markii ay dowladda Kenya ay dib u furtay qeyb ka mid ah dugsiyada waxbarashada dalkeeda. Iskuulada iyo goobaha waxbarashada ee Soomaalida ayaa sidoo kale qeyb ka ah dugsiyadda dib loo furay.

Cabdiraxman Aadan Cadaani oo kamid ah masuulyiinta waxbarashada ee xaafadda Islii ayaa waxaa uu sida ay sanadkan waxbarashada ay ku bilaabatay waxaa uu uga warramay Khadar Maxamuud Xareed.

Iskuullada Kenya oo maanta dib loo furay
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00



XS
SM
MD
LG