Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia


Dalalka Sudan iyo Masar ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashi dhex mara, islamarkaasina diiradda saara ka wada shaqeynta nabad galyada labada dal iyo gobolka guud ahaan.

Labada dal ayaa waxay xiisa kala dhaxeysa dalka Ethiopia, ayaga oo kasoo horjeeday biyo-xireeen ay ka sameysay webiga Nile, oo dalalkan ay u arkaan inuu yareynayo biyaha soo gaara.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira kasoo direy Xuseen Saxnuuni.

Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00



XS
SM
MD
LG