JIGJIGA —
Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar muddo labo maalmood ah u socday saxafiyiinta ka hawlgala warbaahinta dawladda.
Wariyaha VOA-da ee Gobolka Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa warbixintan kasoo diray Jigjiga.