Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqaatiirta Gaarisa oo shaqo joojin sameeyey


Dhaqaatiirtii iyo kalkaaliyeyaashii ka howl galayay Isbitaalka ugu weyn magaalada Gaarisa ee Xarunta Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari Kenya ayaa saakay shaqo joojin ku dhaqaaqay.

Dhaqaatiirtan ayaa ku biiray shaqo joojin guud oo ay dhaqaatiirta iyo howlwadeenada caafimaadka ay todobaadkan ka wadeen dalka Kenya, iyagoo dalbanayay qalab ay isaga difaacaan xanuunka Covid-19 iyo ceymis.

Wariyaha VOA-da ee Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa shaqo joojinta dhaqaatiirta Gaarisa ka wareystay Xasan Canshuur oo ah Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Gaarisa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG