Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey iyo UK oo heshiis kala saxiixday


Dowladaha Turkiga iyo UK ayaa shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah iyada oo London u diyaar garoobeyso in ay dhamaadka bishan si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub.

Heshiiskan oo dhaqan geli doona 1-da bisha Janaayo 2021 ayaa kor u qaadi doona ganacsiga labada dhinac ka dhexeeya oo sannadkii 2019-kii ka badnaa $25 billion oo dollar.

Heshiiska labada dal ayaa yimid maalmo un kadib markii UK iyo Midowga Yurub ay heshiis buuxa ka gaareen inay kala furtaan kadib wada-hadallo socday sanado.

Wariyaha VOA-da qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaacil ayaa warbixintan nooga soo direy magaalada London.

Turkey iyo Britain oo heshiis kala saxiixday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00


XS
SM
MD
LG