Arday Soomaaliyeed oo wax ka barata dalka Pakistan ayey waxbarashadii ku adkaatay kadib markii waxbarashada loo aadi jiray jaamacadaha loo baddalay xagga online-ka, xanunka COVID-19 awgiis.
Qaar ka mid ah ardayda wax a barata Jaamacadaha magaalada Islamabad ayaa hakad galiyay wabarashadooda, illaa dib loogu laabanayo iskuullada.
Aasiya Saciid oo ah ardayad barata cilmiga Psychology-ga ayaa Caasho Ibraahim uga warrantay duruufaha ay xilligan wax ku bartaan arday Soomaalida ah ee dalkaasi.