War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ku jirto xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aad toddobaadkan ku dhageysan doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska siisay fannaanadda Idil Barkhad.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington

No media source currently available


XS
SM
MD
LG