WASHINGTON. D.C —
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhaawacmay qarax shalay ka dhacay magaalada Nashville ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka.
Si aan faah-faahin badan uga ogaanno ayaa Falastin Axmed Imaan ay la xiriirtay Cabdirasaq Ibrahim Yarow oo ku nool magaalada Nashville.
Facebook Forum