Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Mandhera oo dalbaday in laga saaro ciidan halkaas ku sugan


Mandera, Kenya

Boqolaal shacab ah oo ka soo horjeeda joogitaanka ciidamo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin maamulka Jubaland ayaa maanta dibadbax ka dhigay magaalada Mandhera.

Dadkan ayaa dowladda Kenya ka dalbaday inay ciidankan ka saarto magaalada, ayaga oo sheegay inay ka cabsi qabaan in joogitaanka ciidanka uu magaalada u horseedo dagaal.

Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Magaalada Mandheera.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG