Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Geelle oo sheegay inuu mar kale is-sharxi doono


Ismaaciil Cumar Geelle
Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyey inuu ka qayb geli doono dooarshada madaxtinnio ee dalkaasi ka dhacaysa bisha April ee 2021.

Madaxweyne Geella ayaa markii ugu horreysay xilka loo doortay 9-kii April 1999-kii, waxaana uu kursiga ku fadhiyaa in ka badan 20 sano.

Ramadaan Muuse ayaa warkan nooga soo diray Jabuuti.

Madaxweyne Geelle oo sheegay inuu mar kale is-sharxi doono
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:22 0:00


XS
SM
MD
LG