Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nooc cusub oo fayruska COVID-19 ah oo soo shaac baxay


In ka badan afartan waddan ayaa dhamaan joojiyey in dalka Britain looga soo dhoofo sababo la xidhiidha jiilka ama nooca cusub ee laga helay hidde siddaha virus-ka COVID-19.

Diyaaradihii Britain ka tegayey ee u socday dalalka sida Sacuudiga, Spain, India iyo waliba kuwo kale ayaa la joojiyey.

Faransiiska ayaa xidhey 48 saacadood xuduud badeedka uu la leeyahay Britain waxaana ku xayiran dekadda Dover boqolaal baabuurta xamuulka qaada ah iyo doonyihii u kala gooshi jirey labada dhinac.

Wariyaha VOA-da qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixin gaar ah oo uu ku eegayo xaaladan nooga soo direy magaalada London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG