Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar dhanka Internetka ah oo lagu qaaday Mareykanka


Cyber attack
Cyber attack

Koox burcad dhanka internetka ah oo looga shakisanyahay in ay soo dirtay dowladda Ruushka, ayaa jabsaday cumbuyuutarrada qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda Mareykanka.

Meelaha loo dusay ayaa waxaa ka mid ah, Waaxaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Tamarta. Weerarkaan ayaa lagu tilmaamay kii ugu weynaa oo noociisa oo kala ah oo lagu qaado dowladda Mareykanka.

Haddaba faah-faahinta dhacdadaan ayuu Nur Xasan Nur ka wareystay Dr. Ismaacil Bile Xasan oo culmiga cambuyuutarka ka dhiga jaamacaha Metropolitan Satate University iyo Saint-Mary University of Minnesota.

Halkan ka dhageyso wareysiga Dr. Ismaacil Bile
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00


XS
SM
MD
LG