Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ku jirto xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aad toddobaadkan ku dhageysan doontaan qeybtii 1-aad ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska siisay fannaanadda Idil Barkhad.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:12 0:00


XS
SM
MD
LG