War Deg-Deg ah

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno; Marxaladda kala guurka ah ee ay mareyso siyaasadda Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa Magaalada Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG