Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin: Xiriirka Morocco iyo Israel


Waddanka Morocco ayaa ku biiray dalalka Carbeed ee dhowaantan xiriirka la sameystay Israa’iil. Rabat ayaa afar ku noqotay waddamada Imaaraadta, Baxreyn iyo Suudaan oo dhowaantan xiriir la sameytay Israa’iil.

Madaxweyne Trump oo isagu xusul-duub u galay in uu meesha ka saaro takoorka ay waddamada carabtu Tel Aviv ku hayaan ayaa qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ku sheegay in Mareykankuna uu u aqoonsanayo saxaraha galbeed dhul Morocco hoos yimaada.

Wariyaheenna Qaahira Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan noo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG