Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy Ahmed oo booqasho ku tegay Kenya


Ra’isul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed oo booqasho laba maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa isaga iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta waxay xarigga ka jareen marin la isaga gudbo iyo xarun ay gaadiidka ku si hakadaan oo ay ka hirgeliyeen xuduudda labada waddan ee magaalada Mooyaale.

Wariyaha VOAda Khadar Xareed ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.

Abiy Ahmed oo booqasho ku tegay Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00


XS
SM
MD
LG