Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macron oo loogu baaqay inuu cadaadiyo Sisi


Ururada xuquuqda Aadanaha ee dalka Faransiiska ayaa ugu baaqay madxwayne Emmanuel Macron in uu madaxwaynaha Masar ku cadaadiyo in uu sii daaayo dadka u xiran siyaasadda iyo xoriyadda hadalka.

Madaxweyne Abdifatah Al-Sisi ayaa lagu eedeeyey inuu xabsiyo dalka Masar ku hayo boqolaal qof oo isugu jira siyaasiyiin iyo dad loo xiray hadallo aysan dowladda jecleysan.

Baaqa ururada xuquuqda aadanaha Faransiiska ayaa imanaya yada oo Sisi uu iminka booqasho ku joogo magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Macron oo loogu baaqay inuu cadaadiyo Sisi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00



XS
SM
MD
LG