GENEVA —
Hey’adda Qaqootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay sii amba qaaddo howlaheedii bani’aadnimo ee gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Ethiopia, islamarka ay dowladda Ethiopia ay siiso ogonlaansho.
Wariyaha VOA-da Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Geneva, waxaana inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Xassan.
Facebook Forum