QAAHIRA —
Dowladaha Masar iyo Sucuudiga ayaa si wadajir ah ugu baaqay in loo baahan yahay in arrimaha khuseeya dalalka carabta looga dambeeyo Jaamacadda Carabta, isla markaana laga hortago faragalita shisheeye.
Masar iyo Sacuudiga, oo ay wehliyaan Imaaraadka iyo dalalka ayaa xulufo ku ah gobolka, ayaga oo kasoo horjeeda dalal ay ka mid yihiin Qatar iyo Turkiga.
Warbixintan waxaa Qaahira kasoo diray weriyaha VOA Xuseen Saxnuuni.
Facebook Forum