Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh, waxaana ka mid ah: Nin sabool ah oo ku taajiray dhagax gurigiisa ku soo dhacay.

Waxaad kale oo aad maqli doontaan Xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aan idin kugu soo gudbin doonno qeyb kale oo ka mid ah wareysi uu Barnaamijka Caweyska siiyay Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo ah guddoomiyaha kooxda Dayax Band.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:12 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG