Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal CIA ahaa oo lagu dilay Soomaaliya


Sarkaal ka tirsanaa hay’ada Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa lagu diley Soomaaliya, sida uu qorey wargeyska New York Times, oo soo xiganaya saraakiil ka tirsan dowladda.

Warbixinta New York Times ayaa lagu sheegay in dilka uu dhacay dhowr maalmood ka hor, mana cadda illaa iyo hadda sida uu ku dhintay sarkaalka.

Dilka sarkaalkan ayaa imanaya xilli madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu qorsheynayo inuu ciidamada Mareykanka kasoo saaro Soomaaliya kahor inta uusal xilka ka degin 20-ka Janaayo 2021.

Sahra CAbdi Axmed waxay weydiisay Prof. Jabriil Aw Maxamed, oo Barre ka ah Jaamacadda Ohio waxa ay ka dhigan tahay dilka sarkaalkan.

Sarkaal CIA ahaa oo lagu dilay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG