Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Makrafoonka


MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tababarka xirfadaha gacanta iyo kobcinta xirfadaha shaqqa abuurka. Waxaana ku marti ah Dr. Sacdiyo Cabdullaahi Siyaad oo ah Madaxa Machadka Hano Academy ee magaalada Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:05 0:00


XS
SM
MD
LG