Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ka digtay xaalad kasoo socota Ethiopia


Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa xaalad bani’aadannimo oo culus oo kasoo socota dalka Itoobiya, dagaallada ka dhacaya Gobolka Tigray awgeed.

Dhinaca kale ma muuqdaan ifafaalo muujinaya in labada dhinac ay isku dhowaanayaan ayna ku heshiin karaan wadahadallo lagu joojiyo colaadda.

Dagaalka ayaa billaabmay markii 4-tii November uu ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ku eedeeyey xisbiga Tigrayga ee TPLF inay weerareen xero ay leeyihiin militariga federaalka, taasi oo TPLF ay beeniyeen.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Yuusuf, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac oo noo soo jeediya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG