Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh, waxaana ka mid ah: Bissad xabsi ay ku xirneyd ka baxsatay? Muxuuse ahaa danbiga loo haystay?

Waxaad kale oo aad maqli doontaan Xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aan idin kugu soo gudbin doonno qeybtii 2-aad ee wareysi aan la yeelannay Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo ah guddoomiyaha kooxda Dayax Band.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG