Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa iska Beddeli kara Siyaasadda Mareykanka ee Bariga Dhexe?


Inkasta oo aan wali si rasmi ah loogu dhawaaqin natiijada kama dambaysta ah ee doorashadii madaxtinimada Maraykanka, haddana waxaa jirta saadaaal iyo aragtiyo kala duwan oo ku saabsan saamaynta ka dhalan karta haddii isbeddel uu ku yimaaddo maamulka talada haya.

Meelaha sida weyn loo hadal hayo ee uu isbedelkani sida toos ah u saameyn doono waxaa ka mid ah Bariga dhexe oo maamulka iminka talada haya ee Maraykanku uu heshiisyo taariikhi ah ka hirgeliyay, kuwa kale oo horay u jirayna uu ka baxay.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Warbixinta: Siyaasadda Bariga Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00


XS
SM
MD
LG