Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladaha COVID-19 ee Dalka Ingiriiska oo sii Kordhaya


Saameynyta xanuunka Covid19 ayaa faraha kasii baxaysa kaddib markii la sheegay tirada dadkii ugu badnaa ee maalin keliya laga helay, tan iyo intii uu xanuunkani bilawday dalka Boqortooyada Ingiriiska.

33 470 qof ayaa xanuunka laga helay xalay fiidkii, Wasaarada caafimaadka ee Ingiriiska ayaa qaylo dhaan iyo digniino u jeedisay dadka ku nool Ingiriiska in ay taxadiraan oo si buuxda ugu hogaansamaan dhamaan talooyinka ay hay’adaha caafimaadka iyo dowladdu bixiyaan ee lagu xakameynayo xanuunkan COVID19.

Wariyaha VOAda ee Qaaradda Yurub Abdihafid Awil Ismail aya warbixsintan London inooga soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG