Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo lagu doortay Melbourne


Canab Maxamed Maxamuud

Dalka Australia, gaar ahaan magaalada Melbourne oo ah halka Soomaalida ugu badan ay dalkaasi ka degan yihiin, ayaa waxaa markii ugu horreysay Golaha Deegaanka Degmo ka tirsan Melbourne ku guuleysatay Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Canab Maxamed Maxamud.

Canab ayaa muddo ka badan 20 sano ku nooleyd dalka Australia iyadoo noqonaysa gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah oo xil gole deegaan ka qabata dalkaasi.

Wariyaha VOA ee Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa la kulmay Canab oo ka wareystay guusheeda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG