Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada Sacuudiga: Ikhwaanul Muslimiin waa argagixiso


Golaha Sare ee Culimada Sacuudiga ayaa Talaadadii sheegay in ururka Ikhwaanul Muslimiin uu yahay urur argagixiso oo aan ka tarjumin qiyamka dhabta ah ee Islaamka.

Golaha ayaa Ikhwaanul Muslimiinka ku qeeexay koox qalloocan oo wiiqeysa wada-jirka umadaha, islamarkaana kicisa kacdoonada, rabshadaha iyo argagixisada.

Culimada Sacuudiga ayaa noqonaya kuwa dalkii saddexaad ee ku dhaqaaqa tallaabadan oo kale.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyeheenna Xuseen Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:12 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG