Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Wasiir Cabdullaahi Bidhaan Warsame


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Soomaaliya oo aan laheyn ciidan badaheeda ilaaliya muddo ka badan 30 sano, islamarkaana ay maraakiib shisheeye si sharci-darro ah kaga kallmuueystaan xeebaheeda, awood ma u leedahay in ay iminka dib ula wareegto ilaalinta kheyraadka badeheeda?

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo ah Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Cabdulle.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:14 0:00


XS
SM
MD
LG