Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Danbeeyey ee Doorashada Mareykanka


Musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden ayaa waxaa wali sii xoogeysaneysa tirada uu ka hormarayo Madaxweynaha xilka haya Donald Trump, codadka ilaa iyo hada la tiriyay ee gobollada Georgia, iyo Pennsylvania. Halka sidoo kale uu wali ka sarreeyo gobollada Arizona iyo Nevada. In kastoo meelaha qaar la isku dhow yahay, rajada Biden ee ah inuu ku guuleysto madaxweynenimada Mareykanka ayaa sii xoogeysaneysa.

Warbixin: Doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00


XS
SM
MD
LG