Isku xirrada

War Deg-Deg ah

England oo Dib Xannibaad loogu soo Rogay


Xoghayaha cadaalada Britain Robert Buckland ayaa sheegay in dadka aan u hogaansamin bandooda la saarey England ay mudan doonaan ganaax culus, waxaana la xiray goobaha ganacsiga ee laga maarmi karo sidda xarumaha lagu jimicsado iyo dukaamada qaarkood.

Wariyaha VOAda ee qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa warbxintan nooga soo direy magaalada London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG