Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Joe Biden oo ku Hormaray Codadka Georgia


Weli waxaa socota tirinta codadka doorashada Madaxweyne ee dalkan Mareykanka looga dareeray Talaadadii la soo dhaafay.

Dhowr gobol oo tirinta codadka doorashadu ay weli ka socoto ayey ku xirantahay natiijada cidda Madaxweyne dalkan ka noqoneysa afarta sano ee soo socda, Madaxweyne Donald Trump oo hadda kursiga ku fadhiya iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden.

Gobolada isha aadka loogu hayo waxaa ka mid ah gobolka Goergia oo codadka ilaa iyo hadda la tiriyay uu in yar ku horeeyo Joe Biden.

Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo haya wararkii ugu dambeeyay ee doorashada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG