Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirinta codadka doorashada Mareyaknka oo wali socota


WASHINGTON —Maalintii saddexaad ayey galeysaa tirinta codadka doorashadii madaxtinimada Mareykanka, walina si rasmi ah looma shaacin cida ku guuleysatey.

Madaxweyne Trump iyo ninka ay loolamayaan ee Joe Biden ayaa ilaa iyo hada ku guuleystey goboladii la filaayey in ay ku guuleystaan si ay u helaan codadka ergada wax doorata ee mareykanka ee loo yaqaan electoral College, si musharax ugu guuleysto doorashada madaxtinimada waa inuu helaa 270 ka mida 538 ergo doorasho.

Falastin Ahmed Iman ayaa wararkii ugu danbeeyey ee doorashada iyo tirinta codadka inoo heysa.

Halkaan ka dhagayso, warbixinta doorashada.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00




XS
SM
MD
LG