ADDIS ABABA —
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay xalay in saldhig ay ciidamadu dawladda federaalku ku lahaayen gobolka Tigray ay soo weerareen ciidamada maamulka Tigray.
Abiy Axmed waxa uu ciidanka ku amray inay hawlgal sameeyaan, si ay waddanka u badbaadiyaan, sida uu hadalka u dhigay.
Wararkii ugu dambeeyey waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Facebook Forum