Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Xisbiga Dimoqraadiga ee Mareykanka


Doorashooyinka dalka Mareykanka waxaa ku tartama laba xisbi oo kala ah Xisbiga Dimoqraadiga iyo Xisbiga Jamhuuriga.

Xisbiga Dimqoraadiga waxa uu soo maray taariikh dheer, waxa uuna muddadii uu jiray uu soo maray isbedello iyo marxalado kala duwan.

Diqmoradiga waxa uu caan ku yahay ballaarinta awoodaha dawladda dhexe iyo siyaasadaha maalgashada arrimaha bulshada.

Megan Duzor ayaa warbixintan ka diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Taariikhda Xisbiga Dimoqraadiga ee Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG