Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar afar qof lagu dilay oo ka dhacay magaalada Vienna


Afar qof ayaa la xaqjiiyey in ku dhinteen weerar uu ra’iisal wasaaraha dalka Austria ku tilmaamay mid argagixiso oo ka dhacay magaalada Vienna.

Booliiska ayaa toogasho ku diley qofkii looga shakisnaa in uu weeararka soo qaadey, waxaanay ahayd uun xilliga weerarku dhacay iyada oo dad badani ka faa’ideysanayeen saacado uga hadhsanaa xayiraado magaalada lagu soo rogay.

Wariyaha VOA-da ee Yurub CAbdixafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan kasoo direy London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG