MINNEAPOLIS —
Soomaalida Mareykanka ayaa sannadihii ugu dambeeyey u tartantey jagooyin muhiim ah. Xilka ugu weyn ee loo doortay qof Maraykan ah oo asalkiisu yahay Somaali waa Aqalka Hoose ee Congaress-ka oo mar kale ay kursigeeda difaacanayso Ilhaan Cumar.
Warbixin ku saabsan Ilhaan Cumar iyo musharraxa Jamhuuriga ee xilka kula loolamaya Lacy Johnson, waxaa inoo soo diray Maxamuud Mascadde.