Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda gobolka Ohio ee doorashada Mareykanka ee maanta


Shacabka Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ayaga oo codadkooda ka dhiibanaya doorashada madaxweynaha, tan congress-ka iyo midda gobollada.

Gobolka Ohio oo ah kan labaad ee ay ugu badan yihiin Soomaalida daggan dalka Maraykanka ayaa ah mid saameyn weyn ku leh doorashada Mareykanka.

Murashaxiinta labada dhinac ayaa olole badan ka sameeyay xilliyo kala duwan inta lagu jiray ololaha doorashadan.

Wariyaheena gobolkaasi Cabdi Kaafi Yuusuf Aaden oo ku sugan gobolka ayaan Casha Ibraahim Aadan uga warramay sida ay gobolka uga socoto codbixinta.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG