Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaalinta gobolka Minnesota ee doorashada Mareykanka


Shacabka Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ayaga oo codadkooda ka dhiibanaya doorashada madaxweynaha, tan congress-ka iyo midda gobollada.

Gobolka Minnesota oo ah gobol ay daggan yihiin Soomaalida ugu badan ee dalkan Maraykanka ayay Soomaalidu kaalin wayn ku leeyiiin doorashadan maanta ka dhaceysa dalka.

Haddaba wariaha VOA-da ee gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa Maxamed Cabdi Xasan uga warramay doorka gobolka ee doorashadan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG