Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuwee gobollada Mareykanka ee codkooda uusan dhana jirin ee lagu loolamyo?


Doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa ka dhaceysa 50-ka gobol ee dalka uu ka kooban yahay, hase yeeshee gobollo yar oo faro ku tiris ah, oo aan la ogeyn cidda ay dooran doonaan, ayaa labada musharax ay xoogga saarayaan.

Gobollada loo yaqaan kuwa is bedbedla, oo xisbina aan ku xoogeyn ayaa ah kuwa go’aamin doona cidda madaxweyne noqon doonta afarta sano ee soo socota madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo musharaxa ay isku hayaan tartanka ee xisbiga Demcoratiga madaxweyne ku-xigeenkii hore Joe Biden.

Labada musharax ayaa loolan iyo dadaal ugu jiran gobollada, iyagoo isku soo baxyo u qabanaya taageerayashooda, maalin un ka hor xiliga dooraashada ee berri ah.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan arrintan ku saabsan inoo haysa.

Wararkii ugu Danbeeyey ee Doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00


XS
SM
MD
LG