WASHINGTON D.C. —
Muslimiinta Mareykanka tira ahaan dadka Mareykanka waxay ka yihiin 1%. Saas oo ay tahay, sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA, Faiza Bukhari, bulshada Muslimiinta ayaa hadda isu abaabulaya in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada dhaceysa 3-da bisha soo socota ee November.
Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa warbixintan inoo soo koobaya.
Facebook Forum